X

Markab sidey adhi gaaraya 14000 kun una socday Sucuudiga oo degay

Markab aad u weyn oo sidey xoolo gaaraya afar iyo toban kun oo neef ayaa Ku degay xeebta badda madow een Ka fogeyn dalkaasi Romaaniya. Xoolaham markabkaas weyn saarmaa ayaa qaarkood ka soo dabaasheen. Xoolaha ayaa Ku socday Sucuudiga.


“Waxaan tirinay 32 adhi oo iyaga ay u suuragashay inay dabaashaan laakiin adhiga badankiisa way liqdey ama waxa Ku fadhiya markabkan xawliga u weyn ayuu yiri sarkaal u hadley Romaaniya.


Waxaan badbaadiyay shaqaalaha markabka oo gaaraya 22 kana socday dalkaasi Suuriya. Waxaan dib u bilowney raadinta raqda xoolaha iyo wixii kale ee aan badbaadin Karno maanta oo Isniina.

Lama garan karo waxa sababay in markabku qalibmo, waxa la baari doonaa marka la soo bafbaadiyo wixii la badbaadin Karo.


Markabka ayaa asalkiisa hore Ka yimi dalkaasi reer galbeedku burburiyeen ee Liibiya, wuxuuna u tagey Romaaniya si uu xoolo kale uga soo qaado. Romaaniya ayaa ka mida wadamada xoolaha badan u dhoofiya dalalka Carabta.

Sanadkii 2017 ayay ahayd markii markab isagna sida xoolo ay isku dhaceen markab basaasa oo uu Ruushku leeyahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.