X

Muuse Biixi oo dhaarsaday guddi doorasho oo hore loo diidey

Horjoogaha maamulka Somalilaan ee ayna waxba marin ayaa dhaarsaday guddi doorasho oo hore loo diidey ayna Ka dhasheen in xisbiga Wadani Ku baaqo in laga tashado. Shalay ayay ahayd markii 60 oday oo beesha dhexe ah ay u tageen Muuse Biixi kana codsadeen in uu doorashada qabto laakiin uu Ku furtuurey.


Wuxuu hore u diidey in uu keeno xubno saafiya oo dhinacyada ku kalsoonaan karaan oo qabta doorashada.

“Waxa wax lala yaabo ah nin dhaarsaday xaakin ayna cidbna Ku kalaoonayn waana caqli xumo aan weligeed la arag haddana u sheegaya in ay ilaaliyaan cadaaladaayui yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.


Jawaabta xisbiyada Wadani iyo Ucid

Labada xisbi ee Wadani iyo Ucid ayaa iyagu sheegay inay guddi samaynayaan Ka kooban labadooda si ay uga qaataan mideysan xilli welli ay xiran yihiin xubno Ka tirsan xisbiga oo jirdil Ku socdo.

Waxay noqonaysaa in loo yeero Ingiriiska ayuu yiri haddii kale waxba ma Kala soconayaan waayo Ingiriiskakeliya ayay maqlaan.

Hoos ka fiirso sawirada

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.