28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maroodi caqli badan oo joojiyay gaadhi xamuula kadibna si fiican u buuxsadey afka

Maroodi caqli badan ayaa joojiyay gaadhi xamuula kadibna si fiican afka uga buuxsaday. Dhacdadan ayaa ka yaabisay dadkii wadada marayay. Lama garan karo dadkii wadey gaadhiga in ay baxsadeen markey arkeen maroodiga.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS