Marwa Faadumo Siciid ayaa ka hadashay masuuliyiinta Jeegaanta oo Samsam ugu dambeyso oo Xamar isku wada shubey. Jeegaanta ayaa jeelka ku gurta dhalinta iyo dadka caadiga ah ee Muqdisho kana dhiga Muqdisho cadowga koowaad ee ay leeyihiin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JFovR29Dro0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS