26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Marwada Saylici oo ka qaybqaadatay taageero loo fidiyay caruur tabaaleysa munaasabada ciida soo socota

Xaaska C/raxmaan Saylici Raxma C/llaahi Suldaan ayaa ka qaybqaadatay taageero loo fidinayay caruur gaaraysa 105 munaasabada ciidul fitriga ee inagu soo fool leh. Waxa iyaguna goobta ka hadlay haween ka tirsan ururka NOW oo ku baaqay in dadka taagta daran loo gargaaro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM