11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Marwo Sahra Cumar Xasan oo booqatay dhaawaca ku jira isbitaal Erdogan sheegtayna in dhaawaca liita la qaadi doono+MUUQAAL

WP_20150222_011Muqdisho–Marwada Xasan Sheekh marwo Sahra Cumar Xasan oo ku caan baxday u gargaarida dadka liita ayaa booqatay isbitaal Erdogan halkaas oo ay ku jiraan dadkii dhaawacu ka soo gaaray argagixisada shabaab oo weerartay masaajid ay ku cibaadaysanayeen oo u yaal huteel Central ee Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS