Marwada madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh marwo Sahro Cumar Xasan ayaa caruur ka ururisey darbiyada Muqdisho isla markaana gaysay xarun lagu xanaaneeyo oo iyadu ay leedahay. Waxay tiri noo keena xataa kuwa idin dhiba anagaa xanaano u samaynaynee.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM