21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Marwo Fadumo Siciid oo shaaca ka qaadey xanuunka Siilaanyo la jiifo Imaaraadka

Marwo Fadumo Siciid ayaa shaaca ka qaadey xanuunka Siilaanyo la jiifo Imaaraadka. Siilaanyo ayay ahayd in uu xukunka ku wareejiyo lix sanno kahor kadib markii xanuun madaxa ah ku soo boodey loona sheegay in uu shaqada ka fariisto, waxase qariyay beeshiisa iyo xaaskiisa ayagoo diidan in Saylici lagu wareejo oo ay u arkayeen in ayna sax ahayn.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS