November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Marwo Ismahaan oo reer Awdala ayaa aaminsan in barakacayaashii ka yimi Gabiley ay xurguf yar ku soo barakaceen+MUUQAAL

WP_20150211_011Boorama-Araabinews–Marwo Ismahaan oo ka tirsanaan jirtey xukuumadii Daahir Rayaale taabacsana gooni goosadka SNM ayaa u jawaabtey nin reer Galbiley ah oo wax ka sheegay barakacayaashii SNM barakicisay lkn ku tilmaantey xurguf yar oo ka dhacday Gabiley.

Waxaad dhinaca kale maqlaysaa iyadoo loo sheegayo in ayna odhan dagaaladii sokeeye ee ay tidhaa dagaaladii Siyaad Bare ee saameeyay dalkoo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS