21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masaakiin Boorama cashuur dheeraada dhabarka looga jebiyay oo leh xageen ka tirsanahay

Duqa magaalada Boorama iyo Muuse Biixi oo is wata ayaa cashuur dheeraada dhabarka uga jebiyay masaakiin ka ganacsata xoolaha oo xerada ay ku jiraan aad ka naxayso sida qashinka iyo saxarada uga buuxaan sidey sheegeene. Waxay ku qayliyeen abnagu xagen ka tirsanahay Hargeysa iyo Gebiyal sidan looma cashuuree.



https://youtu.be/nfjZd0sKwwg



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS