01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masaakiin Gabiley ku nool oo si cadaalad xuma ah loogu kala eexday iyo qaylada

Masaakiin Gabiley ku nool oo si cadaalad xuma ah loogu kala eexday sheegayna raashin la qaybinayay in jufo ahaan lagu bixiyay iyo qayladhaan ka soo yeertay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS