X

Masaakiinta Ingiriiska oo diidey baradhada in la siiyo

Masaakiinta Ingiriiska ee cuntada ka qaata xarumaha quudinta ayaa diidey in la siiyo baradhada oo ahaan jirtey waxay ugu jecel yihiin maadaama ay ahayd waxa keliya ee asal ahaan cunaan.


” Ma awoodno gaas aan ku shiilano sidaas darteed keliya waxaan qaadan karnaa wax u baahana cunto aan diirsao ayuu yirio Joon iyo Emma oo iyagu ah laba mataalna oo si joogta uga qaata xarunta quudinta.


Xarumaha quudinta ee Ingiriiska ayaa kordhay sanooyinkii ugu dambeeyay maadaama ay kordheen dadka ku nool oo iyagu aan awoodin nolol maalmeedka.



Waxa arinta sii kharibey dagaalka Ingiriisku ku bixinayo kumanaanka doolar ee ka socda Yukrayn oo ay ka soo gaartey dalka sicir barar kii ugu xumaa, dadkuna qaboobahan iyo kuwa soo socdaba awoodi karin inay guryaha diiriyaan.


Anagaa u baahan in nala siiyo ayuu yiri Joon maxaa naga galay Yukrayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.