X

Mashaakilku wuxuu ka taagan yahay waa aamusnaanta Siilaanyo: xildhibaan Awliqe

Xildhibaan Awliqe ayaa isna ka yaabay aamusnaanta Siilaanyo xilli weerar lagu yahay kursigiisa waqtigiisii dhacay oo hadda loo sheegay in mucaaradkiisu qabsan karaan shir. Awliqe ayaa sheegay in Siilaanyo ka tagayo cawaaqib xumo hadduuna ka hadlin ama uu talada u daayo dad aan la dooran.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.