X

Masuul Awdal ka soo jeeda oo lacag badan ku bixiyay in dib loo soo magacaabo

Masuul Awdal ka soo jeeda ayaa lacag badan ku bixiyay in dib loogu soo magacaabo maamulka Somaliland ee Muuse Biixi. Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada siiyay lacago fara badan oo uu kaga dalbanayo cid kasta oo ku dhow Muuse Biixi  in loo daayo xilka uu imika hayo.



Dhinaca kale Guddoomiyahan Hayadda shaqaalaha ayaa mudadii uu joogay hayadaasi lagu eedeeyay in uu ku kacay wax is-daba marin farabadan qaarkoodna muuqaal ahaan loo soo bandhigay ,



Lama garan karo in Muuse Biixi soo celin doono, balse wali waxaa uu qarashaad badan ku bixinayaa siddii looga gayn lahaa Muuse Biixi.

Maamed Yuusuf

ARAABIBNEWS

admin:

This website uses cookies.