X

Xuska dhalashada rasuulkeena SCW oo lagu qabtey Hargeysa

Xuska dhalashada rasuulkeena SCW ayaa si weyn loogu qabtey Hargeysa. Waxana goobta ka hadlay dhalinyar Quraanka xafidsan iyo siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Somaliland.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fIhcBoZ9CcE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.