November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Masuul ka tirsan madaarka Hargeysa oo iska weeciyay eedayntii xildhibaan dheeg: lacag nalaguma aamino

Masuul ka tirsan madaarka Hargeysa ayaa ka jawaabey eedayn loo soo jeediyay madaarka oo ku saabsanaa in liqeen lacago farabadan. Masuulkan ayaa sheegay in aan iyaga lacag lagu aaminin oo ay Hargeysa fadhiyiin Suuriyiin iyo Masaari hawsha loo dhiibtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM