X

Masuuliyiin ka socda Turkiga oo booqdey Goobweyn oo Kismaayo u dhow: SAWIRO

Masuuliyiin ka socda Turkiga ayaa booqdey Goobweyn oo Kismaayo u dhow ahna goobta ay ku kulmaan badda Somaliya iyo webiga Jubba oo ah webi barakaysan oo RABI raxmadiisu aaney ka dhamaan.



Masuuliyiinta kasocda Dowlada Turkiga ayaa halkaas ka sameeyay indho indhayn la xiriirta sidii degaankan loo maalgalin lahaa isla markana looga faa’iidaysan lahaa dhulka hodanka ah ee Jubba.



Waxa waftiga goobta geeyay madaxa Jubba Axmed Madoobe.
Lama hubo in Turkigu maalgashan doonaan goob sida barwaaqo u ah iyo sidey u iibgeyn doonaan kheyraaka balaaran ee RABI ugu deeqay Somalida laakiin ay ka gaajoonayaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.