23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiinta isbitaal Banaadir Muqdisho oo ka hadlay xasuuqii xalay inta mayd ee soo gaaray

Masuulka ugu sareeya isbitaal Banaadir Muqdisho ayaa ka hadlay dhimashada xasuuqii dhiigmiiratada Alqacida/Daacish/Shabaab ka gaysteen maqaaxida Liido halkaas oo ay ku xasuuqeen hoyooyin iyo caruura iyo cidkasta oo fadhidey goobta. Dhiigmiiratada ayaa ka xumaa dadka ku neefsanaya xeebta RABI au abuurtey dadkiisa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS