13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiinta Awdal oo kabaha la dulmaray wasiir cuqdadaysan oo Muuse Biixi ilma-adeer yihiin

Kadib aflagaado uu hawada u soo mariyay wasiir Muuse Biixi ilmadeer yihiin oo u qaabilsan wadooyinka oo si cad oo qabyaalada uga horyimi awood qaybsiga ay ku baaqeen dhalinyarada gobolka Awdal.



”Waxa toos u soo baxdey cuqdada ka buuxda wasir ku sheegan wadooyinka ayay yiraaheen masuuliyiinta golaha deegaanka kaas miyaa reer Awdal wado ka sugayaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS