11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiinta Berbera oo ka hadlay Somali dalkeeda ku soo noqonaysa iyo qoxooti Yamaniyiina

Berbera–Masuuliyiinta Berbera ayaa hadda u muuqda in kibirkii hore ka yaraaday oo ay ilaalinayan luqadooda iyagoo hadda sheegaya in Berbera ay soo gaadheen Somali dalkeeda ku soo noqonaya iyo qoxooti Yamaniyiina oo ka soo cararaya weerarka Salafiga Sucuudigu ku hayo muslimiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM