Masuuliyiinta magaalada Burco ayaa ka hadley shil khasaare badan gaystey oo xalay ka dhacay. Shilkan gaari oo aad u khasaare badnaa ayaa waxa ku dhintey 8 ruux halka labana yihiin dhaawac aan sidaa u xumeyn. Gaariga shilka galay oo bas ah ayaa shirkada iska leh ay tahay markii labaad ee uu shil galo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2S6WdSfMi5k[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay