28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiinta Saylac oo ka hadley xarun isbitaal oo ay hirgeliyeen balaarina sameeyeen

Masuuliyiinta Saylac ayaa ka hadley xarun isbitaal oo ay hirgeliyeen. Waa markii ugu horeysay oo la balaariyo isbitaalka magaalada ee ay dhistey dawladii dhexe ee burburtey. Isbitaalkan ayaa loo hayn dhaqaatiir tayo leh.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS