19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiinta xisbiga Wadani ee Togdheer oo amaanay go’aanka uu xisbigu qaatey

Masuuliyiinta xisbiga Wadani ee Togdheer ayaa amaanay go’aanka uu xisbigu qaatey oo ay ku tilmaameen mid geesinimo leh lagana filayay. Xisbiga oo doorashada lagaga shubtey ayaa hadana u haneeyay Muuse Biixi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS