November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Masuuliyiinta xisbiga Wadani ee Togdheer oo ka digey aargoosi

Kadib dilkii loo gaystey taliyihii booliiska ayaa waxa jirta cabsi ah in arintu sii balaadhato oo qabiilkii uu ka dhashay qaado aargoosi. Hadaba masuuliyiinta Togdheer e Wadani ayaa ka digey arintaas sheegayna in la ilaaliyo nabadgelyada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS