X

Masuuliyinta Xisbiga Wadani oo sheegay in wasiirada maaliyada iska ciyaarayso Wajaalaha lacago gaynayso

Masuuliyinta Xisbiga Wadani ayaa sheegay in wasiirada maaliyadu iska ciyaarayso Wajaalana lacago gaynayso. Waxay sheegeen in sidaa lagu noqon wasiir iyo lacago la weecsadey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.