21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaa hortaagan in barlamaanku aqbalo wasiirada ay soo xuleen Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid: Dood+MUUQAAL

Dr Cilmi Maxamud NuurMuqdisho–Maxaa hortaagan in xildhibaanada golaha shacabka ay ansixiyaan golaha wasiirada cusub ee ay soo xuleen Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid iyadoo isla maanta dib loo dhigey ansixintooda. Waa dood uu ka qaybgalayo Dr Cilmi Maxamud Nuur iyo xubin ka tirsan barlamaanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS