X

Maxaa ka dhexeeya argagixisada iyo maamulka jeegaanta iyo Saxafiga Abroone

Saxafiga da’da yar ee Faysal Cabdullahi Abroone ayaa lafoguraya waxa ka dhexeeya argagixisada xasuuqda goor kasta dadkeena ayna u dambeysay sabtidii 28/12/2019 markay bishu ahayd. Waxa xasuus mudan in fanaanka BK uu isna sheegay in qaraxu sii soconayo ilaa Muqdisho ictiraaf siinayso maamulka jeegaanta ee Somalilaan.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.