X

Maxaa ka jira in gaari la rogmaday fanaanka Sharma boy

Waxa saaka oo Jimce ah soo baxaayay shil gaari oo ka dhacay Buurawadal oo ka tirsan gobolka Nugaal oo la sheegayo inuu ku jirey fanaanka Sharma Boy iyo asxaabtiisa. Waxa la sheegayaa inuu qof ku dhintey.


Haddaba inkastoo war rasmiya uuna ka soo bixin xaalada gaarigan ay saarnaayeen Sharma Boy iyo asxaabtiisa, ayaa waxa la sheegayaa in su’aalo lagu weydiiyay saldhig ku yaal Garoowe.


Si kastaba ha ahaatee ma jiraan wax faahfaahina oo intaas dhaafsan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.