X

Qayb xiise leh taxanaha XUJO. Maxaa sidan noogu gashay

Wa qayb kale oo xiise leh taxanaha XUJO oo gabagebo maraayo. Nasteexo ayaa ka aamustey in Roomiyo dhib u gaystey. Waxayna rabtaa inay lacago kale ka gurato. Jabiso ayaa iyana rabta inay khiyaamayso Yaxye.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.