X

Maxaa ka jira wararka sheegaya inuu geeriyooday argagixiskii ugu weynaa Somaliya

Maxaa ka jira wararka sheegaya inuu geeriyooday argagixiskii ugu weynaa Somaliya. Kooxda galaynta Muslimiinta ee shabaab ayaa beenisay inuu dhintey amiirkoodii fuliyay xasuuqa kumanaan Somali ah.


Argagixis Axmed Diiriye oo isku qariya magaca Abuu Cubeyda ayaa la rumeysan yahay inuu aad u xanuusanayo laakiin aan la xaqiijin Karin inuu u geeriyoodey xanuunkaas ku dhacay.


Waxa jira warar isa soo taraya oo sheegaya inuu dhintey inkastoo sirdoonka ku jira argagixisada dhexdeeda uu xaqiijiyay warkaas laakiin la qariyay.

Si kastaba ha ahaatee wax kama bedelayso hawlaha ay wadaan ee xasuuqida shacabka Muslimiinta ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.