X

Puntland oo bilowdey qorshe ay kaga hortageyso tahriibeyaasha Oromada ah: SAWIRO

Puntland ayaa bilowdey qorshe ay kaga hortageyso tahriibeyaasha Oromada ah. Bilihii la soo dhaafay ayaa waxa sii kordhey tirada Oromada ee ka tahriibaya Puntland ama dalka soo galaya.


Lama garanayo waxa qulqulka soo kordhiuyay xilli raiisal wasaare Oromo ah uu qabsaday dalka Itoobiya lana yimi talaabo ilaa hadda loo riyaaqay.

Talaabada Puntland ayaa imaanaysa kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay Boosaaso soo gaareen boqolaal Oromo ah oo u tahriibaya dalka gaajada ah ee Yaman ugana sii gudbaya Sucuudiga.


Tahriibayaasha Oromada iyo Somalida ayaa la kulma kufsi iyo jirdil aad u foolxun.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.