11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaa kala haysta diiwaangelinta iyo Togdheer: dadkayagii ma joogaan iyo Samaroonku waa degan yahay

Diiwaangelinta gobolka Togdheer ayaa manta la bilaabay waxase durba soo baxaysa qaylodhaan ka imanaysa Togdheer iyo odayaasha beelaha oo sheegaya in dadkoodii maqanyihiin, waxaadse iswaydiin kartaa xagey tageen. Waxay ku doodayaan in Samaroonku degan yihiin xadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS