27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaa keenay in argagixisadu ay la wareegaan goobaha aan joogney waxyar kadib weerarkii Maraykanku nagu soo qaadey: ASSAD

Madaxweynaha Siiriya oo dalkiisa ay baabiiyeen argagixisada Sucuudigu taageero iyo urur diimeedka akhwaanka oo labadooduba lahaa ujeedo gaara aya sheegay in Maraykanku toos ula socda argagixisada.

Diyaaradaha Maraykanka ayaa weeraray goobo ay ku sugnaayeen ciidanka Siiriya waxa waxyar kadibna goobta la wareegay argagixisada Daacish oo la socdey weerarka Maraykanka.

Maraykanka ayaa siigada ku qarinaya weerarka uu gaystey wuxuuna xooga saaraya gawaadhi mucaawino u sidey argagixisada oo lagu gubey goob ay argagixisada akhwaanku maamusho oo ka tirsan Xalab.

President-al-Assad-interview-SBS-Australia-6[1]

Rashiid Ceelaanyo]

ARAABINEWS