X

Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo taabtey

ARAABINEWS

Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland raadin jirtey oo hadda ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay soo raacaan Somalida haddii hadalku saxyahay hadaba siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo reer Awdala ayaa taabtey.

Siyaasiga ayaa dhinaca kale sheegay in kuraastii DIRTA ee dawlada dhexe loogu shubey ISAAQ taas oo uu ku tilmaamey nasiib daro weyn.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GSn1h7GUz_4[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.