X

Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano is horfadhiyay oo la kala qaadey: SAWIRO

Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano is horfadhiyay oo la kala qaadey iyo balan loo sameeyay. Maleeshiyada beelaha Hawiye iyo Biyomaal ayaa 6 sano ku dagaalamaayay magaalada Marka waxase lagu guulaystey in la kala qaado.

Maleeshiyadan oo dhibaato xoogleh ku hayay isku socodka dadka ayaa ku jirey daaro dhaadheer oo ayna iyagu lahayn laakiin laga qixiyay dadkii lahaa sida argagixisada oo kale.


Ciidanka 14 Oktoober ayaa ku guulaystey inay heshiis dhexdhigaan una tilmaamaan in cadowga kaliya ee ay leeyihiin uu yahay kooxda gaaleynta Muslimiinta.

Maamulka gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in laga wada hadley sidii sdjhalinyartaan loogu dari lahaa ciidanka xooga dalka.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.