Jabuuti ayaa markale xajisatay kursiga golaha amniga ee ururka midowga Afrika oo sadexdii sanoba mar la qabto. Jabuuti ayaa hore u haysay booskan. Wasiirka arimaha dibedda Somalia ayaa ka mida ragga u tafaxaytey inay guul.ka soo hooyaan.
Waxase jirau dalal badan oo is yiri mar hadday Jabuuti soo taagan tahay Jabuuti iyo Somaliya waa isku mid ee kursiga sidaa ugu dhaafa. Kiiniya ayaa ka mida dalalka ka codeeyay Somaliya.
Kursigan wareega ayaa waxa ka codeeya dhamaan wadamada ku Jira midowga Afrika wuxuuna u baahan yahay inaad dadaalo dheeriya gasho si aad u hesho.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay