November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maxaa ku soo kordhey shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe: wasiirka arimaha gudaha oo ka Hadley:ARAG

Cadaado–Wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa ayaa ka hadlay halka uu marayo shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe iyadoo wali ergada shirku aanay dhamaystirney oo la sugayo in ay yimaadaan usbuuca soo socda oo sabtida kow ka tahay. Waxa kale oo uu sheegay in ergadu noqon doonto 350 xubnood.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS