X

Maxaa looga hadley kulan afura oo dhexmaray abwaanada iyo Rw xigeenka

Kulan afura oo ay soo qaban qaabiyeen raiisal wasaare xigeenka iyo abwaanada Somaliyeed inta Muqdisho ku sugan ayaa lagu lafogurey sidii dadku u heli lahaayeen wacyigelin ay uga fogaadaan khawaariijta iyo qaran dumiska.


Guddoomiyaha ku-xigeenka Golaha abwaannada Soomaaliyeed, Abwaan Xirsi Maxamed Weheliye, ayaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka uga mahad celiyay afurka uu u sameeyay golaha, waxa uuna ka sheekeeyay dadaalka abwaannadu ay soo geliyeen dhismaha dawladnimada iyo dib-u-heshiisiinta.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.