15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaa looga hadley xuska maalinta Af-Somaliga oo Hargeysa lagu qabtey

Maxaa looga hadley xuska maalinta Af-Somaliga oo Hargeysa lagu qabtey. Afka hooyo ayaa la qorey 1972 taas oo aad loogu xasuusto dawladii kacaanka ahayd ee horumarisay afka dadku ku hadlaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=L7MKfkEV27g[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS