12/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaa u dambeeyay fanka banaadiriga iyo fanaanada Sahruuja hees hadda faraha laga qaaday

Maxaa u dambeeyay fanka banaadiri iyo hees hadda faraha laga qaaday oo ay ku luqeyso fanaanada looga hadhay heesaha Banaadiriga ee casriga. Waxa duubey kuna farayaraystay studio Liibaan oo lagu yaqaano in uu saaro heeso casrigii ugu dambeeyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM