Waxaan ognahay in feet Awdal ogolaadeen in hantidooda duhur cad la dhaco ayadoo loogu soo gabadey magaalo qurxin. Waxana halkaa Ku caydhoobay kumanaan reer Awdal oo inta badan geliyay maalkooda dhulka. Waxa xiga in hadda lagu soo rogey in farmasiiyada laga gurto lacag baada oo 30 doolara.
Haddaba hoos waxa si fiican uga fasloonaya suxufiga da’da ee Faysal Abroone oo ka aamusi waayay adoonsigan ay is badeen.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay