X

Wasiirka caafimaadka oo London joogta iyo waraysi xasaasiya oo ay ka bixisey caafimaadka guud ahaan iyo qaraxyada

Wasiirada caafimaadka dawlada Somaliya ayaa waraysi xasaasiya waxay kaga warantey adeegyada caafimaadka dalka ka jira iyo sida kharash la’aantu u hagaadisey hawshii dadka loo qaban lahaa. Wasiirada ayaa sheegtay in ay diyaarisay khuburo ka shaqeeya daawooyinka dhacay ee dalka la keenayo iyo hawsha isbitaal digfeer.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.