Maxaa u sababa dib u dhaca Ku yimi shirkii madaxweyne Farmaajo Iyo maamul goboleedyada ee ka dhici lahaa Baydhabo oo ah xarunta Ku meelgaarka ee Koofur galbeed.
Shirkii u dambeeyay ee Golaha Amniga Qaranka ee ka dhacay bishii February magaalada Muqdisho waxaa lagu balamay in shirka soo socda uu ka dhaco Baydhabo, lagana wada hadlo Qeybsiga kheyraadka iyo hanaanka doorasho ee uu dalka qaadanayo sanadka 2020.
Khilaafka siyaasadeed ee uu dalka galay ayaa curyaamiyay dhamaan howlihii hey’adaha dowladda, iyadoo xubnaha Golaha Wasiirada ay si toos ugu lug yeesheen khilaafka, markii ay ka soo muuqdeen shirarka iyo abaabulada mooshinka ka dhanka ah Gudoomiye Jawaari.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay