X

Maxaabiis jeel jabsaday oo ay ku dhacday kud ka guuroo qanja u guur: SAWIRO

Maxaabiis ayaa jabsatay jeel weyn oo ku yaala caasimada Lubnaan ee Bayruud kadibna waxay isku dayeen inay baxsadaan. Maxaabiistan jabsatay jeelka ayaa gaarayay ilaa 69 maxbuus waxana ilaa hadda lagu dabajiraa 40 Ka mida halka tobaneeyo la qabtey.


Maxaabiistan ayaa 6 Ka mida waxay Isla markiiba gaadhi ka riteen nin wadada marayay iyagoo khaldey, waxayna jeexeen wadada, ayadoo Isla markiiba uu baacsaday gaadhi booliisa ilaa wadihii uu gaadhiga xanibi kari waayo kadibna Ku dhufto geed.


Waxa markiiba goobta ku dhintey 5 nin oo fuushanaa gaadhiga, waxa meydkooda laga qaaday goobta. Halka afar kale oo iyagu lugeeyay iyagana la soo qabtey Isla markiiba.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.