Maxaabiis markale laga soo dejiyay garoonka Muqdisho. Waa maxaabiistii labaad ee dalka la keeno ayagoo soo dhamaystey xukuno ku dhacay dalkaasi Hindiya.
Waxaa Maxaabiistaas soo dhaweeyay masuuliyiin uu ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Abukaate Mahdi Maxamed guuleed, Wasiirka Cadaalada, Xeer Ilaaliyaha Qaranka iyo ehelada Maxaabiistaas.
Tallaabadaan Maanta dalka dib loogu soo celiyay Maxaabiis laga keenay dalka hindiya ayaa qeyb ka ahaa heshiis dhex maray dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Hindiya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RmcJDzEFMVI[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay