Maxaabiis Somali ah ayaa ku geeriyootay dalkaasi Cumaan iyo inta ku jirta jeel ku yaala halkaasi ayaa qaylodhaan u soo direy dawlada Somaliya.
Dadkan maxaabiista ah oo ku xiran Xabsiya kala duwan oo ku yaala dalkaasi Carabta ah ee Cumaan ayaa ugu baaqay dawladda Soomaaliya in la soo gaaro.
Maxbuus ka mida kuwa ku jira halkaasi oo baaq u direy dawlada Somaliya ayaa sheegay in sadex Somali ay ku dhinteen xabsiyada kala duwan.
Wuxuu kaloo sheegay inay xabsiga ku jireen muddo 120 sano. Somali farabadan ayaa ku bakhtiyaaya xabsi iyo dhulal fashilmey oo iyagu is geeyeen ayagoo raadinaaya nolol ay dalkii ka waayeen.
Somalidan ayaa burcad badeednimo ugu xiran dalkaasi Cumaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay