November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maxaad ka ogtahay goobaha lagu bedelo maskaxda dhalinta si ay isku qarxiyaan: ARAG filim tilmaamaya

Haddii aad daba socon waydo suaalana waydiin waydo waxa loo dhigayo caruurtaada meelaha ay tahay in ay diin ka soo bartaan laakiin lagu baro waxyaalo ka duwan wixii aad u gaysay..waxa dhici karta in ay noqoto wakhti dambe markaad ogaato wiilkaagii ama gabadhaadii oo ka soo hadley Siiriya ama Ciraaq amaba argagixiso kale u gacan galey oo been loogu sheegay in jihaad ka jiro.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM