November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maxaad ka ogtahay xasuuqa urur diimeedka salafiga Sacuudigu ku hayaan shacabka Yaman: ARAG sawiro la soo qaaday+FAALO

Kooxda urur diimeedka xukunta Sacuudiga ee Salafiga oo aaminsan in Shiicadu gaalo yihiin sidaasna ku xalaashaday dhiigooda iyo hantidooda sida dagaalka uu ku hayo shacabka Yaman ayaa aduunka Muslimka intiisa waxgaradka ahi dib uga joogsaden fitnada salafiyiintu ka wadaan Yaman.

Waxaanse aan jirin cod dheer oo kibirkan lagu joojinayo maadaama lagu aamusiinayo lacag. Salafiga ayaa isticmaalaya hub noocii ugu dambeeyay oo Maraykanku siiyay mana badbaadi karo Maraykanka la,aantii waxase uu maalkii saliida ku bixiyeen in ay Xuutiyiinta oo dad shacaba oo reer Yamana oo fiqiiriin u soo kaxaysto Afrikaan iyo Eeshiyaan gaajo ah oo calooshood u shaqaystayaala sida Sinigaal iyo Marooko.

Hada waxaan ognahay in salafiga Sucuudigu ay raali ka yihiin isku meelna uga soo wada jeedaan burburinta Muslimiinta Yaman, Siiriya, Falastiin iyo Lubnaan.

Waxay xulafo yihiin Yuhuuda waxayna raali ka yihiin waxkasta oo Yuhuudu wado oo ku burburinayso wadamadaas aan kor ku soo sheegnay. Yaan been laguu sheegin oo lagu oran Falastiin xaq haloo raadiyo.

ARAG sawirada laga soo qaaday masaakiinta Yaman sida ay u rafaadayaan iyagoo xataa ay hayso biyo la,aan maadaama ay weerareen mishiinadii biyaha soo tuurayay amaba ay istaageen shidaal la,aan.

_82838011_7ae2f145-1e1a-40aa-bcc8-40e16204fff1[1]
gabadh oo banaanka seexata hadana guul ku taamaysa
_82837001_b9bfc6f6-07a1-44ba-95df-db208d43e5a9[1]
nin yamani oo hawo la,aanu dhimanaya kadib cunaqabatayn dhinaca daawada
_82836483_1b1a7293[1]
nin biyo la,aani dishay oo dhex wareegaya caasimada Yaman
_82836481_1b1a7353[1]
subax walba waxa shacabka Sanca saf u galaan shidaal markay waxyar helaana waqtigii waaba ka dhacay
_82836546_1b1a6363[1]
garoonka Sanca oo salafiyiinta sacuudigu burburiyeen si daawo u iman
_82836590_1b1a6208[1]
gawaadhida gurmadka oo lagu kaydiyo shidaalka kadibna dib looga shubaa
_82836998_407f4c69-b118-4a09-a397-18f7e9529f8a[1]
Wiil ku gubtey hub khatara oo salafiga sacuudigu isticmaalay

_82836999_630250ea-53cc-41a8-94d2-d797a31830fd[1]

_82836485_1b1a7052[1]
Burburka hantida shacabka