November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaan ka ognahay aabihii fanka Somalida Cabdi Sinimoo

Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa waa halku dhigyadii uu ka tagay aabihii fanka Somalida Cabdi Sinimoo oo isku xidhey dhaqankii baadiyaha iyo kan magaalada. Waxa si faahfaahsan uga waramaya Abwaan Maxamuud Geestiir oo ka mid ahaan jiray kooxihii Hargeysa burburka kahor.






ARAABINEWS