09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaan ka ognahay dil foolxun oo ka dhacay deegan u dhow Baki

Waxa isa soo taraya dilal kordhaya oo uu u dambeeyay nin lagu toogtey deegaanka Gabaraxidh oo u dhow Baki ee gobolka Awdal. Waa deegaan dahabku buuxo oo uu damcay horjooge Muuse Biixi inuu jufadiisa u soo dhiciyo. Haddaba xildhibaan deegaankaas laga soo doorto ayaa qayb ka hha waraysiga.






ARAABINEWS